Al-Baraka Schools

logo_test1.jpg

  arday1.jpg

Girl students singing in the Ceremony of opening the new school building

 

UNDER CONSTRUCTIONS


© copyright 2008 Al-Baraka Schools

54 Responses to “Al-Baraka Schools”

  1. Nagad Says:

    I remember that day oh it has been long long ago but now am older i really miss those early days i miss Hargeisa.

  2. cadnaan maxamed xashi Says:

    wow wow wow.
    i can’t belive coz my school is name albarak he is make web
    walaali waxay galaysaaaaaaaa taariikhada waa cajiib
    lakiin waan ku faraxasan yahay hadii uu sameemsatay meel laga xidhiidha dibada iyo gudba waan ku faraxasan yahay now i was happ waxaan u mada celinayaaaaa dadka aad ugu soo daalay adan ku guulastay waxaan leeyahay thank u verey much…………
    my name cadnaan maxamed xaashi
    bye my school

  3. abdirizaq, One of Albaraka teachers Says:

    Al-Baraka schools are the image of educational progress of the country, and we see in a great pleasure that the previous AL-Baraka students are contacting to thier teachers and students in all over the world.
    Nada,Nagaad, Hanan and Adnan are doing a great thing to reach their feelings and greetings to the school via schools website.

  4. abdirizaq, One of Albaraka teachers Says:

    Let me to tell you the names of the students singing the opining ceremony of the new school building.
    Hodan Ahmed Hussein,Hanan Hassan Abdillahi,Hodo,Yasmin,Muna

  5. jamaal cabdi shiraaqle Says:

    iam greeting my best teachers

  6. c/raxiim Says:

    iam one of the students in albaraka iam grade 9 or form one ilove walaahi albaraka iwish good lucky for my school ilove my school iwant if allah say to gratuate untill form 4

  7. c/raxiim Says:

    teacher c/rassaq are you the teacher of somali language in primary school

  8. Mohamed Eid {Guray} ICT Engineer Says:

    Really am very happy to see that Al-Baraka students and teachers are using exchanting information using albaraka blog, it is really very good to see that.

  9. asma Says:

    infact albaraka reached high position .iam greeting all the teachres students.waxaan salaamayaa saaxibaday xanaan axmed waa asma cabdi raxmaan nabad galyo

  10. nagaad n n n n Says:

    waw waw waw wawa wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwawawawwwwwwwwwwwwwawawawawawwawawa

  11. mohamed yousef abde Says:

    i am really so happy for my school al baraka.
    i am secondary studunt for form class .i am student for these school 12years old and i am so happy for that

  12. abdirizak,Albaraka School Says:

    Ramadan Kariim for all Albaraka teachers and students.

  13. mohamed yousef abde Says:

    i am so glad for the high level in my school and i wish better than now.
    vicop saysssssssssssssssssssssssss.

  14. mustafe omar ali Says:

    greating guys in al baraka especially from kinder gander up to now

  15. maxamed yuusuf cabdi Says:

    al baraka is the best school in the universe.
    i know my principle noradien he is very intellegent person he work hard to provide us the better studies.i wish for him the best.

  16. samriye Says:

    my best teacher ever, i never met teacher like u in my life so i wish the best in my old school

  17. jibriil hasan axmed Says:

    hi nuuradiin i love the school thank you for what you did to us

  18. kkkkkkkk jamal Says:

    waa laydin salamay dhamaan macalimiinta
    ardayda waalidiinta iyo inti muqayga taqanaba
    salaan kadib waxan halkan si diiran uga salamay
    dhamaan ardaydayadii iyo macalimiintaydiii
    oo aan leeyahy aadbaan idiin salamay
    saaaaaaaaaaaaaaalm

  19. kkkkkkkk jamal Says:

    http://www.facebook.com/profile.php?id=100000159157470&ref=ss kkkkkkkkkkkkkk

  20. Abdirashiid mahamed Says:

    salaan sare sxb Abdirizaq maansha allaah schoolkii al baraka wuu dhaqaaqay sxb hanbalyo ayaan din leyahay adiga iyo ardayda iyo dhamaan macalimiinta
    by gaboobe barca

  21. Teacher Abdirazak, Albaraka Primary School. Says:

    Our mentality is to think our future generation and concentrate on thier learning. We are proud of Albaraka young generation on thier talent,discipline and hard working that they show us all the time.

    I hope that they can improve some thing in the coming future.

  22. najax Says:

    anigoo magacaygu yahay axmed cabdi cawil waxaan halkaan kasalaamayaa dhamaan teacher and student dhagataha dugsiyada albaraka school and secandar waxaan salaamayaa axmed dheere , a/dirisak,daahir a/ dirman,khdar ridwaan ,ismaaciil

  23. mahmoud omer ali Says:

    I thing albaraka remains in my sold for ever . how we used toplay togather when we was kids and all thanks back to great princible nuradiin maxamed yoonis

  24. cabdi_2008_2@hotmail.com Says:

    hi really albaraka is a young school be side of schools and its history so long its a thing to be surprised BY lover guy (fataxo)

  25. c\wahaab magdi cali Says:

    aniga oo ah c\wahaab mahdi cali ah waxa aan maamulka dugsiyada albaraka odhan lahaa hal maalin ardayda dirayska ka daaya

    • abdiwahab Says:

      aad iyo aad ayaa ay umahadsanyihiin dadkaasi anna waxan ku darayaa
      dugsiga albaraka waa dugsi heer sare ah oo aad iyo aad u wanaagsan khay alle hasiiyo waxanan leehay sanad wanaagsan

  26. MoHaMeD YoUsOf OmAr Says:

    anigoo maxamed yousuf omar waxaan ku farax sanahay inaan ahaan
    jiray ardayda al-Baraka waxaan aad u jeclaa ardayda oo uu ka mid ahaa fuaad yaasiin xuseen iyo nuur
    cabdiqani ciise saalax .ridwaan.caydaruus

  27. abdi shakuur Says:

    wow waw wow

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

  28. lama yaqaano Says:

    waxa dhigta albarka anigaa wasa dhamaantood

  29. 6/A dhamaan Says:

    Alla ha u naxariisto ardaygii dhigan jiray albaraka
    Cabdishakuur Axmed Maxamuud allaha u naxariisto
    6/a ayuu ahaa tacsi ayaan u diraynaa hadii aan nahay ardayda class 6/A inamada eheladii uu ka geeriyooday
    alla ha u naxariisto

  30. mohamed ahmed muhumed jama Says:

    am on of the syudents who are entering class 8b a this season my messege is:sanku neeflo oo idil waa la siibi naftiisa macalimiineey idinkoo mahadsa aradayda iskuu;lka u timaada rabashka waadtaqaanaane ka saara aanu wax ka barano ru n ahaantii galdadoolada iskuulka ee u baahan in la gufeeyo waxaa ka mida in ardaygii saqajaanimada fasalka la fadhiya aan fidh dheh la oo dhanayn taasoo nagu ah pressure anaan qaadi karay.
    fariintani9 waxay ku socotaa maamlka iskuulaadka albaraka

  31. Murti Badane Says:

    Waxaan salaamayaa macalimiinta iyo ardayda dhigata albaraka schools iyo intii ka baxdayba

  32. cabdiwahaab Says:

    Ramadaan kariim ayaan leehay dhamaan macalimiinta albaraka iyo ardayda dhigata iyo maamulka
    RRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRR

  33. unname magacayga waan ka gaabsaday Says:

    salaamu calaykum oo waa iskuul wanagsan caayi mayno lakin godod ayu leyahayo anaa ku huba oo waad aragtaa nuradin maxamed yonis waxa u smaaynayo macaliminta waxay waydinayaa bal nuradin oo iskulka imanaya ayaa arkay bar yahanba man arag waan ogahay inuu fea land ka shekaynayo oo informationku huu cad yahay meel kasta every where weeyi lakin waa suaal ah muxuu u iman waayay iskulka maanu maamule ka ahayn walahi axmed kaambo waa nin iskuulka laso tacalay oo intii karaankiisa qabtay walahi bilahi iskuulka waad aragteen lama keenin bugaagti dabacnaa waxaan tagaty schoolka la yidhaahdo of tommorow oo wabay yalaan oo waa laga helayaa kaw talaw manay alabara xishoonayn maa baahi aya haysa oo waxaad aragtaan malin dhawayd waxaa lagalay sanad dugsiyeed cusub aradaydii kaalmaha hore waxba lguma abaal marin war ninyahaw meesha talaw meshan laga haystaa waxay walahi i dont known o albara manta waxay ku socotaa bugaax iyo rigaax waan u digayaa insha alah hadi jale xadkaba way ka baxaysa anaa ka huba macalimiintu dhinacooda way dadaalayaan oo way tacalayaan intaas weeyi ma badna

  34. un name Says:

    horta waxaan u hanaynayaa rdayda ka baxday sanadkan ee dudubka kaga baxday kolay iskuulka may tageersanayn taas waxaan ku cadaynayaa fasalkasta o sideedaad inta uu sideedaad dhamaysto ayay 80* waxay galaan iskuulo kale waliba noradin school ayaad ka helaysaa 2 waxaa is waydiin leh mee nuradin maba atagnee fea land ayuu jeclaaday waa caadiye bal iskulka malin khaliya kumaba aragno oo umaba eeka inu maamule yahay maamulaha waxaa lagu yaqanaa inu place uu mager ka yahay inu joogo managment wax laga meerayso maaha oo managerku hawl culus ayu hayaa anaa ka huba 100* in managment waxaa ka mid ah 1manager and the place it manage must be freind ayaa qodobada ka mid ah waan si xasusrta2malin dhawayd waxaa jirays and dugsiyeed ayaa laga soo noqday meel kuwii kaalmaha hore mee abaal marintoodi waan ka xumahay ardayda la aaal marin wayay oo waan ka naxayaa lakin iskulku finish ayu ku siocdaa waxaan ka mid ahay ardayda albaraka

  35. Murti Badane Says:

    waxaa weeye in albaraka lagu soo celiyo sidii uu ahaa berisamadkii
    waxaa muuqata in macalimiinta qaar ay tayaddoodu hoosayso

  36. unknoun Says:

    Al-baraka waa ay baabaday

  37. Teacher :- Hamse Says:

    actually albaraka schools are one of the historical develompent at the side of education in somaliland

    • dagmo cabdiraxmaan Says:

      run ahaantii schoolka waxa lugu aqoonay wax barasho iyo tayo fiican lkn waa ay is badalay xaalku waana laga baxay ugu badnaan tii schoolku sidii siihore ayaa uu ku fiicnaa sidiisii halagu soo celyo plz

  38. Teacher :- Hamse Says:

    Run ahaantii Iskuulka Albaraka waxa uu ahaa iskuuladii ugu horeeyay ee laga aasaaso somalililand. sanadkii 1997 ayaa waxa laga aasaasay iskuukani magaalada Hargaysa , waxa uu iskuulku soo maray tadawur badan , waxana wax Alle loogu mahadiyo ah in iskuulku kumaanan arday oo reer somaliland ka soo saaray mugdigii jahliga una soo saaray iftiinkii aqoonta . dhamaantoodna ay yihiin ardaydii kabaxday iskuulku ha joogaan dalka dibadiisa amase gudihiisee qaar kaalin libaax ka qaatay hor umarka dalka , qaar badan oo ardaydaa kamid ahina , aygaleen kaalmihii dalka ugu sareeyay ee dalka hanoqoto secondariyada dalka ,jaamacadaha , qaarkoodna ay maanta marayaan marxalado heersare ah .
    waxaan leeyahay ardaydii ka qalinjabisay iskuulka meelkasata oo ay joogaan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ayaanay iloobin iskuulkoodii , waxaan kale oo aa ku boorinayaa dhamaanba cidii jecel waxbarashada inay ka helidoonaan waxbarasho tayo leh iskuulka Albaraka oo ay kuugu diyaar yihiin macalimiin khibrad leh ,oo daacadnimo udheertay kana go,antahay sidii ay usoo saari lahayeen arday dalka , diinta iyo dadkaba anfacda . . ha mogaanina iskuulka albaraka oo hore ugaadha qayrkiin had gaadhaane.
    ALBARAKA SCHOOLS
    raising the next generation to leadership

  39. Teacher :- Hamse Says:

    Waxaan leeyahay ramaadaan kariim dhamaan macalimiinta , maamulka iyo ardayda fasax wacan ,

  40. Hamse Oday Says:

    Ramadaan kariim

  41. maxamed amiin Says:

    masha allah waan xasuustaa iskuulkaygii albaraka

  42. Cabdiqadir axmed warsame Says:

    Asamlu Alykum :
    Thanks to those who have created this blog for Albaraka schools it is lovely day for me to share the information with my colleagues, Albaraka-school pupils and their parents!

    Albaraka schools are first and almost in the history of Somaliland who begun from Kindergarten up to secondery-school level by the time been,it doesn’t matter the quality on that time, but importan thing is how Albaraka build the new generation and moderen society at least development of better life for young generation,
    Every one in Somaliland knows well at the majority who graduate Albaraka schools are successfully to day in several fields such as Engineering & architecting, Medical & medcine,Teaching & schools, Administration & management, business & marketing etc, may be 5 % has been a dropout.

    By

    Cabdiqadir Axmed Warsame
    Albaraka-School headmaster (1997-1998)
    Follow me my facebook;
    https://www.facebook.com/#!/mr.warsama

  43. MUHAMMAD IQBAL SADIQ BALOCH Says:

    fantastic and well growth institute among the world

  44. Zamda Mustapha H.asker Says:

    w000w alBArAkA SchO0ls aad ayn u zalamayaa dhamaan macalimiintii ka dhigi jirtay al.Baraka sch00ls Gaar ahaan macalim A.RiZAAk oo run ahnti mudo padan zoo joogay ama macalin ka ahaa dugsiyada kala duwan ee Al.BARAKA schools , ardayda ka qaljapizay marxaldaha kala duwan ee al.Baraka schools ,iyo dhamaanpa maamulayaasha kala duwan ee Al.BAraKA schools. saln ka dip waxa aan aad iyo aad uga xumahay PUR PURka ku imid schoolkenii qiimaha padnaa ,kaas oo ay schoolada Al.IRSHAAD SChOOLS kireysatay. Insha allaah waxa aan rajynayaa in dugsigeeni uu soo ceshado karaamadii ,sharaftii iyo tacliinti aadka u ficnyd ee aztaanta u ahyd . INSHA ALLAAAHU TACAALAA. ASalAmu CALayKUM WaRaxmAtUllAAhi WA PArAkaTUH.

  45. ifrah muhumed jibril Says:

    AL-BARAKA walhi runtii aniga meel bay igaga taalay aad baan uga xumahay inaa iskuulkaygii imika aano jirin aniga maalintii aan tagay al-baraka 1-9-2013 waxaan arkay iskuulkaygii oo magaca laga badalay oo ay ku qoran tahay AL-IRSHAAD aniga waa aan runmaysan waayay waayo sidaan al-baraka ku riyoona yahay ayay ila noqotay meeshan sanado badan soo dhiganayay ayaa mar kaliya waayay lkn maanta waxaan ogahay inaan AL-BARAKA meel ka wanaagsan jirin

  46. Cabdirisaq Mohamed yuusuf shide Says:

    Waqtiyo noloshayda kamida oo aanab waligay ilaawi donin,,
    Habeen iyo malin waan idin duceynaya arday iyo macaliminba,,
    Inkasto aanan qof Shaqaalihi albaraka ah hada meel ku ogayn,,
    Se Ifka hipo ku noolaada,,waxaad i barteen sida qof loo noqdo,,

  47. Marja-riitta Ritanoro Says:

    Nice to see you !
    We worked together and want to do it once more !
    marja-riitta ritanoso o Emma
    how to communikate with the school?

    Every one in Somaliland knows well at the majority who graduate Albaraka schools are successfully to day in several fields such as Engineering & architecting, Medical & medcine,Teaching & schools, Administration & management, business & marketing etc, may be 5 % has been a dropout.

  48. Marja-riitta Ritanoro Says:

    Try to communicate with sweden

  49. Mohammed Says:

    it is ok

Leave a comment