Secondary Section

logo_test4.jpg

1-1 2

3 4

5 7

8 9

10 11

12 13

14 15

 

This section receives a yearly number of students from intermediate education and passed the final examination.

 

image1.jpg

image2.jpg

 image3.jpg

image4.jpg

image5.jpg

 image6.jpg

a

b

c

d

e

f

60 Responses to “Secondary Section”

  1. nada Says:

    waxaan aad iyo aad uugu faraxsanahay iskuulkii aan ku soo jiray ilaa weligay inuu meeshan fiican gaadhay masha’alah

  2. abdi nasir dheg essa Says:

    waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay ardaydayadii oo nagala soo xidhiidhaysa dibadda.
    waxaan kuugu mahad naqayaa sidaad u xasuusantahay dugsigii aad ku soo barbaartay.
    igu salaan dhamaan qoyska ree yuusuf cabdi gaboobe.

  3. Nagad Says:

    Masha Alah This is a really huge step that Albraka schools made. I am really happy and at same time sad because i miss those early days Masha Alah keep up the fantastic work Albaraka.

  4. Nagad Says:

    I know some of these girls.

  5. nuradin mohamed yonis Says:

    salaamu calaykum
    waan idin salaamay dhamaantiin gaar ahaan hooyo oo aan uhayo wanaag badan dadaalkii ay ku bixin jirtay waxbarashadiinii.

    Nuradin

  6. caasha axmad yuusuf Says:

    اهلا وسهلا اتمنى لكم كل النجاح و الفوز

  7. Mowliid Sh. Faarax, City Academy Bristol, UK. Says:

    Salaamun Alaikum, i can’t get enaugh words to express my feeling about the progress that the al-baraka schools made, the students, the school staff, the management, the parents and the whole society in Somaliland must be proud of this school.
    we will be in touch soon.

  8. hussein Says:

    anigoo magacgu yahay husseimuhumad aw hassan oo dhiganjiray dugsigan waxan aminsanhay dugsiyda albraka inay nolshayda iyo tarikhdayda meel ka galeen adna waan ugu faraxay hormarka dugisgaygii gadhay waxaan halkan ka salmyaa dhamaan maclimintaydii oo ka mid ahayn macalin axmad dhere macalin faysal macalin mawliid dhamnatood aad ayaan u salmyaa mamulashaydii nuuradiin iyo axmad waxan kaloon salmyaa ardaydii aan wax isla baran jirnay oon aad ugu xisay waxnan leyahay dhamantiin aad ayaan idin salmyaa dadalkana wada wadankenu inaguu ina sugayaa inshalah.

  9. nuuradiin Says:

    dhamaan ardayda dugsiyadda albaraka dhigta ama dhigan jiray meel kastoo ay joogaan waxaan idiin soo dirayaa salaanta ciida carafa taqabalalaalu minaa waminkum saalixal acmaal.

    maamulaha guud ee dugsiyada

  10. hanan Says:

    aad iyo aad ayaan idiin soo salaamaya dhamaan macalimiinta albaraka wax ii ga dhigi jirtey iyo ardaydii aan la dhigan jiray maadama aan ahaa ardayd ka dhigan jirtey dugsiga albaraka .
    macalin abdi nasir,mowliid,faysal ,ahmed dheere,cabdiraxmaan iyo dhaaman maamula yaasha albarka oo aan aad iyo aad idiinku mahad naqayo sida fiican ee wax naloogu dhigi jirteen.
    hanan ahmed

  11. hanan Says:

    waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan macalimiintaydii dhamaantood maadama aan ahaa ardayd ka dhigan jirtey dugsiga albarka ahaana ardaydii ka baxday fasalka 8aad 2007.
    waxaan aad u salaamaya macalin cabdi nasir,mawliid,faysal,cabdi raxmaan,axmed dheere iyo dhaan mamlayaashba anigoo aad ugu faraxsan horo marka ay aadhey.
    inshallah guul ayaan iddin rajaynayaa mana ilaabi doono sida fiican ee wax naloogu dhigi jiray.
    salam.
    hanan ahmed

  12. ADNAN......... Says:

    hi doing people in the school i say that wonder at same time i remember the school i say when a make a web however now we make web wow good i guess the student albarka they was a get some places i mean gonna the school
    bye and read message my name…………………. nowway…

  13. albaraka Says:

    I am so happy to read about all your messangers here! As a tutor for teacher training for Al Baraka Schools I am so happy! To be a part of this cooperation is exciting and developing for all!

    Oue examples bild something big! Thank you for all activity in this blog and I look forward to read more!

    Kindly regards from Emma tutor

  14. c/raxiim Says:

    oh my allah icant believe in iskuulkayagii maanta heer kan gaadhay walaahi macalimiinta noo dadaalaysa aad bay umahad sanyihiin sida mustafe(hangool) xasan(boss)oon runtii u aqoonsano xasan (biology)iyo waliba maclin mukhtaar macalin aad baan kuugu mahad naqayaa walaahi abaalkaaga ma gudi karno salaamu calaykum see you again

  15. daher Says:

    well done

  16. asma Says:

    infact albaraka reached high position .iam greeting all the teachres students.waxaan salaamayaa saaxibaday xanaan axmed waa asma cabdi raxmaan nabad galyo

  17. yaasmiin cabdi raxmaan Says:

    in the name of allah the most merciful first iam greeting all the teachers and the students really iam so surprise how our school made all that more effort and iam asked allah to keep our best school/east or west albaraka is the best

  18. osman ahmed osman >> Says:

    sc dhamaan waxa aan salamayaa maamulka albarka,ardayda soo booqota webs ka albaraka iyo ardayda kalaba dhamaantood.
    anoo si kadiso ah ula kulmay oo ardaydiina wax ka garan wayay ardayad fasalada hoose ahaan jirtay maahaane abaayaday hanan ahmed kkkkkkk ayaan ula raagay inaan rayigayga ka soo dhiibto halkan sidaas ayaaan cudurdaar ka dhigtay, anooo ah arday ilaa kg sooo dhigan jiray dugsiga albaraka ilaa secondary waxaa halkan mahad aan la sooo koobi karin u marinayaa macalimiintaydiii dhamaantood meel kastay kala joogaan iyadoo la kala baahay anooo ugu horaysiinayo maamulayaasha>> ahmed dheere, nuuura diin,ahmed kaabo, naaasir,dugisiga hoose dhaxan>> faysal,ali wadaad, abdilaaahi barbaraaawi,macalin xasan qaybta sports ka qaabilsanaa,macalimada kg waxaan halkan ka salayaa iyana macalimad naciima iyo khayriya,kuwa dusiga sarana>>allaale,ahmed(macalinkii sxisaabta ee dhalinyarada ahaa), mukhtaaar lama soo koobi karo dhamaantiin waan idiin mahad naqayaa iyadoo anaan soo kooobi karin mahad naqiina hadana salaantu waa sad iyo in la is xasuustaa markaa waan idin soo salaamayaaa ilaa xad meelkastoo oo aad kala joogtaaanba.
    anakoo insha allah markasta hadii alle noo daayo cimriga ku faaani dooona schoolkii iyo macalimiintii wax na soo bartay insha allah hadiii aan wax noqono kkkkkkkkkkkkkkkk si kastaaaba badane kkkkkkk
    osman hadal ma daayo meel kasta uu aado iyo da’kastuu noqdee ma soo kooobi karo oo wali sidii uunbaaan u hadalbadanee.sc ayaan idinkaga tagay .
    oi listen u guys ma frnds im gonna c u later insha alllah whr ever u r.

    it’z me osman ahmed osman da hero of albaraka school innit? lol (i’m jockin) so dnt miss ma bout …….. >>>>>>>>> by

  19. macalin Axmed dheere Says:

    dhamaan waxaan salaamayaa macalimiinta iyo maamulka iyo ardayda .gaar ahaan ardayda dibada u baxday ee aan na iloobin . waxaan leeyahay guulaysta waxbarashadiina halkaa ka wada .waa nad ku mahadsantihiin sidaad had iyo jeer u xasuusantihiin macalimiintiinii wax idiin dhigi jirtay.

  20. Ahmed Abdillahi Essa [Ahmed dhere] Says:

    waxaan salaan qaali ah udirayaa dhamaan ardayda al-baraka ee dibadaha joogaa ee aan na iloobin ee had iyo jeer qalbiga nagu haya waad mahadsantihiin.

  21. ayaan cali Says:

    anigoo dhigta dugsiga albaraka garahaan dugsiga sare waxaan aad ugu faraxsanahay heerkan weyn ee uu gaadhay dugsigeenu taana waa ilaahay mahadii waxanan urajaynayaa guul iyo mustaqbal fiican , kasakow intaa waxan halkan kasalaamayaa barayaasha ku takhasusay cilmiga heerka sara ah waxaana mahad leh maamulaha dugsiga albaraka(nuuradiin yoonis) kaasoo inoo soo xulay macalimiintan aad tayadooda loo bogay oo kala ah mustafe(hangool),xasan(boss),cali,kayse.mukhtaar,maxamed(samriye),ahmed(french),abdirahman,khadra ismaciil………..aad & aad ayey umahadsanyihiin (congratulation)……….thank u my dear&best teachers………east or weast albaraka is the best

  22. Nuuradiin Says:

    computer exam result for grade eigth :
    1. moh’ed A/kariin Moh’ed —— 85%
    2. Ibrahim Jibril Ahmed ——– 90%
    3. A/rahman Ismail Ahmed —— 79%
    4. A/fatah Moh’ed Nuur ——– 90%
    5. Madar Hasan Aden ——- 50%
    6. A/kariim Ali Yaasiin —— 80%
    7. Adnaan A/rahman Mohed —- 65%
    8.Ismail Moh’ud Muse —– 60%
    9. Khalid Osman ——– 84%
    10. Hamse Husein Abdi —– 65%
    11. Fahad Farxan —– 70%
    12. Sadam Ali Arab —– 79%
    13. Deka A/rahman Nuur —— 82%
    14. Ayan Husein Abdi —– 86%
    15. Hoodo A/rahman Moh’ed —— 85%
    16. Huda Ahmed Matan ——- 70%
    17. Mushtaq Ali Moh’ed —– 75%
    18. Hamda Hassan Ali —– 69%
    19. Ifrah A/laahi Moh’ed —- 57%
    20. Hodan A/rahman Nuur —— 74%
    21. Nicima Moh’ed Aden —— 73%
    22. Ashar Aden Jama ——- 45%
    23. Ruqiya Ahmed Ismail —— 60%
    24. Ifrah Muse Husien ——– 92%
    25. Nacima Nasir Abdi —– 74%
    26. Samsam Moh’ed Kahin —— 69%
    27. Layla Ismail Omar —— 72%
    28. Muna Moh’ud Nuur ——— 90%
    29. Warda Salaan Omar ——– 87%
    30. Asma Moh’ud A/laahi ——– 92%
    31. Deka Qasin SH.Yuusuf ——- 82%
    32. Rahma Ismail Ahmed —— 87%
    33. Hafsa Moh’ed A/laahi ——– 90%
    34. Filsan Husein Ahmed ——- 80%
    35. Abdale Moh’ed Moh’ud —– 95%
    36. A/rahman Moh’ud Jibril —— 69%
    37. Hamse Hamud Hassan ——- 68%
    38. A/malik Ali Aarre ——- 74%
    39. Mustafe Moh’ed Ali ——- 75%
    40. Yuusuf A/rahamn Nuur ——– 80%
    41. Ahmed Yassin Arab —— 65%
    42. A/qani Jama Aden ——- 66%
    43. Ahmed Rashid A/laahi Ducale —– 68%
    44. Moh’ed A/rahman Ismail ——-55%
    45. Moh’ed Moh’ud A/laahi ——– 50%
    46. Hamse Moh’ed Ismail ——– 80%
    47. A/salan Ismail Aden ——- 60%
    48. A/rahman Moh’ed Sahardiin —– 65%
    49. Farhan Hassan Moh’ed ——— 80%
    50. Ahmed Abdi Adani ——- 60%
    51. Warsame Moh’ud Haji Warsame —– 78%
    52. Ahmed A\laahi Moh’ed —– 55%
    53. A/rahman Aden Jama —— 54%
    54. Moh’ed A/rahman Osman —– 65%

  23. maxamed c/raxmaan ismaciil Says:

    masha alah anigoo dhigan jiray dugsiga albaraka qaybtisa(dhexe )waxa aad ugu farax sanahay dugsi gayagii aan dhigan jiray heer ka uu gaadhay waxaan halkan kasalaamayaa mamulahayaga iyo macalimiin tayadadugsiga iyo ardayda albaraka fasalka 8aad waxa aad ugu farax sanahay heerka aynagaadhsiyeen iyo waxaan leeyahay wax bara shadiina hal kaa kawada

    thank you for lessen

  24. abdirahmaan mohamed sahardiid Says:

    my name is abdirahmaan mohamed sahardiid
    i am here becaus i whanto say good by to all my freinds becaus i just ended the class 8
    and i am going to another school for my secondary school so good by to all

  25. sadam Says:

    hellow my daer theachers we all ways like to stay our school but we dont
    have time to loose please sorry forgive as please we will stay in touch and
    contact by your student m

    mmmmmaaaaadddddaaaarrrrrrr………………….
    macalim waan ilaalin dooona sharafteena iyo tii schoolka maclin i wont
    forget what you thougt me…….

  26. mohamed yousef abde Says:

    iam secondary student .iam student in al baraka schools in 11 yaers old and iam so happy for that.

  27. mohamed yousef abde Says:

    really iam so lucky becouse i am student i al baraka i wish from allah that al-baraka is will be a hiegh school than before.
    <>
    ilaahay waxaan u rajaynayaa in ay gaadho <>

  28. idil ali mahmoud Says:

    salaam qiimo badan ka dib anniga oo ka mid ah dufcaddi ugu horrysay ee ka qalin jabissa dugsiga sarre ee albaraka waxxan maanta halkan ka gaadhsiinayaa dhamaan maamulkayga , macalimiintayda mahadnaq aan la soo koobi karaynin maanta oo ah maalin niloshayda raad wayn kule farxada aan dareemayana aanan halkan ku soo koobi karynin…really i miss my primery and secondry school days..i woona 4get that days in my life.again thanks alot my dear teachers and i wish all best of luck…where ever i am i will be in touch………byeeeeeeee

  29. Ahmedcaawiye Says:

    Ciid mubaarka dhamaanteen reer albaraka. macalimiin iyo ardayba
    كل عام وانتم بخير
    أعاده الله علينا وعليكم باليمن والبركات

  30. maxamed yuusuf cabdi Says:

    runtii masaoo koo koobi karayo farxada aan hada ku suganahay anoo ah dafcada labaad ee sakandariga ka qalin jain doonta.

  31. c.rashiid c/laahi omar (cade) Says:

    in the most of allah an most merciful I am greet all teachers and student
    today I want to talk about my school wallahi I am so suprise I didn.t say one day that albaraka will be the best school in the whole world …….

    albarka is the best ……….

    in the end …

  32. c.rashiid c/laahi omar (cade) Says:

    waxaan doonayaa inaan u mahad caliyi dhamaan macamalimiinta iyo
    maamulka school ka albaraka gaarahaan MUSTAFE (HANGOOL)

    THANK U FOR EVERY THING

  33. Nagaad Gabobe Says:

    Waxaan halkan kasalaamayaa dhamaam macalimiinta ardayda iyo shaqaalaha dugsiga ee sharafta leh.

  34. Nagaad Gabobe Says:

    Asalaamu Alaykum Mashallah, Albaraka schools has always been the best schools in the country since 1997.I have been studying in Albaraka schools for over 10 years and i have never seen anywhere like it. Albaraka is taking a huge steps as the days go by.And with a principle and teachers like ours education gets better and better………………Thank you for always giving us your best[My best wishes for every one salaamu alaykum]

  35. cabdiraxmaan meecaad Says:

    marka hore waxaan halkan kasalaamayaa dhamaan macalimiintaydii albaraka oo dhan iyo dhamaan ardaydii aan ladhigan jiray schoolka albaraka. waxaan leeyahay dhamaantiiin noqda kuwiii gaadha heer iyo guulba intaa kadib waxaan hadalkayga kusoo koobayaa ardayda dhigata albaraka in ay gaadho guul iyo hormar ay wadankooga iyo dalkoogaba kuwii wax uqabta noqda ( aamiin amiin )

  36. nuur xuseen cabdiraxmaan Says:

    marka hore waxaan halkan kasalaamaya dhamaan ardayda iyo macaliinta oo dhan oo leeyahay waad salaamantihiin

  37. ahmed mohamed hassan Says:

    i hope this new year will be the year of albaraka
    thanks

  38. Said zaki ahmed elmi Says:

    Dhamaan halkan waxan salaan aaad iyo aad qaaali u ah hawad uso marinaya dhamaan macaliminta albaraka schools iyo ardayda wax ka barata halkan waxan salaan uso marinaya ardayda kala ah .ruqiya ahmed ismail .c.naasir ahmed ismail .azhar aadan jamac.c.raxmaan adan jama iyo ardayda ka baxday secendaryga al baraka osman ahmed osman dhamaan ardaydayna waxan leyahay.waxbarashadu waa furaha aduunyada marka taclinta ku dadaala dhamantin mar labad waxan mahad gaara u dirayaa maamulaha iyo macaliminta al baraka schools thanks dhamantin

  39. Jiran@yahoo.com Says:

    umm… I am no

  40. Rejser til Finland Says:

    OP: I might be slow (lord knows I have been told lol) but that made totally no sense…

  41. sadaam Says:

    doing you the best of your life. i am so happy to see you.
    farxad baan ku hadlayaa

  42. cabdisamad Says:

    asalaamu calaykum dhamaan macaliimiinta ardayda maamulka dugsiga albarkaschool salaan kadib waxaan rabaa in aan umahad celiyo macalin

    axmed dhweere iyo cismaan iyo maamule axmed kaabo iyo dhamaan

    ardayada albarka school by byyyyyyyyy

  43. maasmule Says:

    salaan
    waxaan urajeynayaa dhamaan ardayda qiimaha badan ee albaraka sanad dugsiyeed cusub iyo dadaal badan

  44. mohamed farah Says:

    waxaan

  45. mawliid dayib jamac Says:

    Aniga oo kamida ardayda dhigata dugsiga waxa aan halkan kasalaamayaa dhamaan maamulka dugsiga al-baraka
    secondary school,waxanan urajaynayaa caafinaad qab iyo cimri dherer
    waxa kale oo aan halkan kasalaamayaa dhamaan ardayda dhigata dugsiga waxaanan urajaynayaa mustaqbal wanaagsan.

  46. Abdirahman ahmed yusuf Says:

    anigoo ah abdirahman ahmed yusuf waxan halkan hanbalyo uga diraya ardaydii iyo schoolkii aan ka aflaxay ee aan wax ku bartay gaar ahaan macaliimiinta uu ugu horeeyo Maamule nuuradiin,cabdilahi barbaraawi,mawliid,faysal,ahmed dheere,iyo dhaman ardayda meelkasta oo ay joogan kuwan iska war hayno iyo kuwa kalaba halkas kasii wada dadaalkiina,waadna mahadsanidtihin

    abdirhman
    sweden

  47. cabdilaahi Says:

    waxaan halkan hambalyo u ga diryaa ardayda ka qalanjabisay dugsiyada albaraka gaar ahaan dugsiga sare oo aan lee yahay ilaahay ha iniinku anfaco dalkiin iyo dadkiin iyo diintiin.aamin

  48. maamule Says:

    Aad iyo aad ayaan ubalyeynayaa saddexda ardey ee ku guuletstay inay helaan deeq waxbarasho o jaama cadeed.

  49. muna ahmed Says:

    aslaamu calaykum dhmaan maamulka al baraka iyo aradaydaba waan idin salaamay.
    iam really so glad dat my school reach this level and also it was my plaesure to be one of the first stuedents who finished in al baraka waxaan halkan salaan uga dirayaay maamulha nuradiin,ahmed kanbo,hangool,macalin ahmed dheere,mukhtar, samriye waxaan leeayahan waad ku mahadsantihiin dadaalka aad nala soo dadaasheen intaan dhignanay schoolka.

  50. muscab maxamed sh faarax Says:

    aniga oo ka mida ardayda albaraka waxaan halkan ka salaamayaa ardayda albaraka iyo macalimiinta albaraka gaar ahaan kuwii dugsiga dhexe

  51. jemal mohamed omer Says:

    walal Aslaamu calykum.
    Intaa ka bacdi
    walal waxan ahayn macalin haysaa diploma waxna ka dhiga jigjiga secandary school diploma oo ha
    maandooyinka sida
    chemistry physics biology
    lehna laba sano oo khibrad ah hadaba waxaan codsanayaa in aan inaad ila soo codsiisan hadii uu boos ka banaanado dugsiga
    inaka oo wacayaa tilofoonkan +251910371030
    magacayguna waa jemal mahomed omer

  52. xamse xuseen cabdi Says:

    marka hore waxaan xalkan kasalaamayaa dhamaan ardayda dhigata dugsiyada al baraka salaan kabacdi waxaan xalkan hanbalyo ugu dirayaa maamuulaha guud ee dugsiga (nuuradiin maxamed yoonis).

  53. maxamed Says:

    asc inta ka dib waxa aan ku faraxsanahay al baraka

    waxa aan doonaya inan ogado imtixankimanegmentiga ee xage laga egaya nabad galyo

  54. saynab c/raxmaan ismaaciil Says:

    waxaan aad iyo aad usalaamayaa dhamaan macalimiinta iyo maamulka al baraka schools waxaanan idinku mahad celinaya sida fiican ee dedaalka leh ee aad wax noo soo barteen waxaanan idin leeyahay hambalyo and insha allah keep up the good work. i’m specially greeting macalin mukhtaar oo xisaabta dhigi jiray iyo macalin ahmed dheere iyo maamule nouradin

  55. maxamed yuusuf cabdi Says:

    haye miyaa la iloobay website ki skuulka, albara iskuul la iloobo maaha runti, really marmar ka qaarkod inkastoo aan is idhaahdo yaa dib kuugu soo yar celiya ciyaalnimadii iyo albaraka lkn insha allah waan isku soo laaban doonaa albarak iyo hargiesab, idinkamanaan iloobin salaantii waanan idin wada salaamayaa.

  56. amiin yare mmc Says:

    waxaan halakan ka salaamayaa dhamaan mamulka dugsi al baraka schools waxaan leeyhay meel gudha ugsoo jeedsad dugsiga al baraka school waa is kuul kii ugu holeeyay ee dalka laga furo tiiyo ardayga guriga lagaga soo gaado bas laguna celiwa taas ayaa sharnooh hadaanu nahay ardayda dugsig dhigata ilaa uladaydii ilaa aan imika ahay from 3 waa dhamay sanayaa waxaan ilahay karayayaa in u dugsiga noo wanajiyo wa salaamu calayku

  57. c.rashiid c/laahi omar {cade} Says:

    waxaan halkan ka salaamayaa marka hore maamulka guud ee schoolka albaraka macalin nuradinn iyo macalimiintaydii ardaydaydii dhamaaan waxaan lle yahay waxaan idinku salaamay salaanta islaanka asalaamu calaykum

  58. nimco Says:

    waxaan halkan ka salamaaya maamulka ,macalimiintaydi iyo adaydi.am sorry we leave but stay in touch our school i love this school so much i wish him all the best this school he gave so much i say thanks to all my teaches and the principle .thanks

  59. john dodd Says:

    Hi. I visited school in Mombasa in November 2014. I was delighted to see students happy and cheerful but not so happy on how teachers and students needed to live. I think the wider community can do much more for these kids to assist them with a better start.
    I wish all my best. John Dodd, Australia

Leave a reply to jemal mohamed omer Cancel reply