Contacts

 

phone
Address:-

 

West of MANSOR HOTEL or

South of BOQOLJIRE 

FUEL-S5TATION

00-252-2-520678 telesom

00-252-6-303036 telcom

00-252-2-52317

E-mail:albaraka2000@hotmail.com 

17 Responses to “Contacts”

  1. c/raxiim Says:

    thank you my teacher noradiin for making web to our school

  2. jafar muhumed Says:

    I am Jafar Muhumed, Seeking Nuradin Mohamed Yonis, please write me his email or if you now were he is please help me to communicate him, Jacfar80@hotmail.com

    thank you

  3. Ahmed Says:

    Slaamu caikum
    Waan idin salaamya dhaamtiiba ,Maamulka ,Macalimiita, iyo ardayda dugsiyad albaraka, waa markii ugu horaysay ee aan waxa ku websiteenan , wanan idiku hambalyeynaya sida fiican ee aad u wada xidhaysaan gudo iyo debedba, Halkaan ka sii wada
    Habalha albarak waxaan kula dar darmaya tuduc ka mid ah tixdii hadraawi ee sirta nolosha oo.kaga hadlayay wax barashada ama
    aqoonta……

    Sarajooga muuqaaga Sanqaroorka jaahaaga
    Dahab iyo xariir saran Uma baahna saantaadu
    Hadda silis ha xidhan maaha Luquntana ha sudhin mahaa
    Waxan uga socdaa heedhe Marka aad sunuud hayso
    Waxa suuq mug-weyn yaalla Ha la simin kitaab weeye
    Heedhee Sahraay heedhe Marka haaddu socod deyso
    Dhirta sare tukuu fuulo Gorayadu sanqadha reebto
    Adna soonka xidho maaha Mugdi talada sii maaha
    Berri iyo siday doonto Sug cadceedda maqan maaha
    Saqda dhexe habeen soocan Gudcur simay adduunkeenna
    Wax siraata noqo weeye
    Heedhee Sahraay heedhe Saran seerka jiilaalka
    Surbacaadka jaahweynta Sumal-haadka roob waaga
    Iyo solanka daaduunka Cirka oo sabaad guurey
    Dhulka oo huwadey siigo Iyo dogobbo soogsoogan
    Marka beladu sooyaanto Saadaashu beenowdo
    Saca nuguli kaa leexdo Adna sebenka raac maaha

    Inan sabadu duugoobin Sayax iyo ugbaad waayin
    Sudda iyo degaankaagu Surmi iyo harraad leeyan
    Ama saacu guur-guurin Sohda ceelku dheeraannin
    Adaa yeeli kara saasba.

    Inmadana waxaan odhan isla tixda tudu ka mid ah

    Saxariirka aafaadka Saxallada kal-meerkooda Sambabkuba col weeyaane Marka saymo loo iisho Ama soofku jaan qaado Ushu way sabooshaaye Ha ku dagan sidsidadkeeda Qalinkaa wax suureeya Kugu sima halkaad doonto Saaxiib kal furan weeye Sunto fara ku hayntiisa Weligaa ha sii deynin. Sisin iyo ku beer muufo Iyo laanta saytuunka Ku qotomi sungaan waarta Iyo nabadda seeskeeda Samo iyo ku doon heedhe Dunidiyo sinnaanteeda Ku dawee sawaaceenka Iyo siica daacuunka Ku burburi sarbaa mooska Iyo soohdimaa meersan Ku midee samuud raaca Midabada la sooc soocay Dadkan tobanka saamood leh

    Labad tuduc eek u jiray mansadii Hadraawi waxay ka hadalyaan aqoonta
    Waxaan u mahad celinayaa Emma and Xarbi sida quruxda badan ee ay u samayeen websikan

    Sida iyo nabad gelyo.

    Caawiye

  4. nabiil Says:

    magacayga waa nabiil maxamed maxamuud
    waxaan ka mid ahay ardaydii lagu aasaasay iskuulka albarak oo ah iskuulada private ka ah hadana aad aragtaan sida uu u horu maray taasna waxaa ka shaqeeyey dhamaan macalimiinta iyo maamulayaasha ka shaqeeya iskuulka
    dhamaantoodna waan wada salaamaya iyo ardaydaba intii i xasuusata

    waxaan halkan idinku xasuusinayaa ereyo aan dhihi jirnay xiligii aan rawdada ku jirnay (macalin nuuradiin nacnac baa la siinaya macalin faysal fasal baa la siinaya iyo ereyo aad u badan oo aad kaaga qoslinaaya marka dhamaan waxaan ardayda iyo macalimiin ta iyo maamulayaasha

    wasalaamu calaykum

  5. nabiil Says:

    nabiil_aljidaawi@hotmail.com

  6. mohamed Says:

    al baraka way nala hadhay

  7. kamal abdi shiraqle Says:

    ASC dhamaan macalimiinta ardayda iyo maamulka schoolkaba waxan salamaya slaamta islaam ..affter slaam …runtuu albaraka waa school aad u wanaagsan dhan walba oo la eegaba waa school arday macalin ilaa ka maamul ay isku duubanyihiin ..runtii waxan odhan kara waa school u qalma waxkasta oo wanagsan ama bilic ha noqoto ama habaynba ha noqote …waxan u rajaynaya schoolkayga albaraka in uu intaas kasii baladho oo uu ka mid noqdo 2da school ee somaliland ugu horeeya ……………………………………………………………….

    • dagmo cabdiraxmaan Says:

      runtii,school ku albaraka,waxa uu soo jiray long time uu ku mutaystay sharaf iyo magac,aan dheeldheel ahayn waa nuu jiri doonaa.in sha allah

  8. CABDI MAALIK CALI AAREH Says:

    ASALAMU CLAYKU IAM GLAD TODAY THAT IAM VISIT FOR ALBARAKA BAGE THAT ALBARAKA WAS ACTUALLY THE BEST SCHOOL THAT IHAVE EVER SEEN IN MY LIVE EVEN IN UK THAT IAM STAY NOW ALBARAKA WAS SO FUNNY SCHOOL WALAHI AND IINSHA ALAH WHEN ICOME TO SOMALILAND MY HOMELAND ESPECIALY HARGAYSA I WILL VISIT MY SCHOOL WALAHI DAA IWAS ONE OF THE STUDENTS THAT WHO GRATUITED IN 20008 IL11 20009 QYQN AHAA C/MAALIK CALI AAREH

  9. maamule nuurediin Says:

    waan idin salaamay dhamaan ardayda albaraka, gaar ahaan arday maqaalada fiican ee waxtarka leh ku qoraya,
    gaar ahaan nabiil oo aan aad ugu farxay inaan maqlo warkiisa,
    nuurediin

  10. maamule nuurediin Says:

    FIRST of all i am proudly appreciated with this fantastic school i have ever finished , as student and member of it but unfortunately not with it now , i am really longing for it and nostalgic about it where ever i go i cannot forget so all i need is to at least find about my respectable teachers, hotmail where ever they are and my precious principals, links like nuuradin, ahmed kaabo, ismail, suleiyman,khayria ,ni’iima and even more , as personally i would like to find our history(peer) in chronological order so please let me know at least contact with you !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
    BY:MOHAMED AHMED MUSE(MOHAMED YARE OR GAAB WHICH YOU REMEMBER)

  11. amal cabdi sheekh Says:

    first of all al salaam cala dhamaan maamulayaasha al baraka and secondly to all my friends in class 8 in the 2007 period and salaam to all my best teachers in my life mucalin mukhtaar ,cabdinaasir,mawliid/,ahmed dheere,cabdiramaan .ani wish allof you the best of life and in shallah al jana.

  12. Zainab Nour Says:

    I can’t believe all that glory just disappeared I am really sorry about that But still I have a great respect for all my teachers who were a very good example in life for me I wish them thst Allah forgive their sins and let us all meet in jannah Amiin

  13. hodan Says:

    Salaam ” I would like thank my former teachers and my principal Nuradin yonis .
    Ahmed dheere , Mukhtar, Alaale and Mohamed H.
    I forgot some of my teachers names it been a long time.
    I want let you guys know how important u guys are to me and to my family sis bro. I will bring my kids soon as well .
    Finally I like to communicate with my teachers specially Nuradin & Ahmed dheere my email address is hodan_90@hotmail.ca if any one can past that to them thank you .
    hodan Osman ismail..

  14. mxm Says:

    you above email is not working clearly so lease send me

  15. mxm Says:

    my email:mxm6860@gmail.com

  16. Abdelrazaq Mohamed Yusuf Shide (Xaaji) Says:

    Asallamu clykum All of u:
    Wxaan aad ugu farxay inaan dib u helo website ka Dugisaygi Albaraka oo aan muddo aad u dheer kusoo qaatay Laga so billaapo Kindergarten ki (Rawdadi) ilaa iyo fasalki 8,,, walli wxan xasuusta Mamule Kaapo iyo Mcalimad Nacima sidanu uga bqan jirnay,,,wxaan aad u jeclaan laha inay ila so xidhiidhan Inuun Cidi Meel lagala xdhiidho granaysa mcaliminti Albarak : Zamzam C.lahi,, Khayriya,,Caa’isha,, C.wahaab,,Ahmed Dheerre,,Abdirizaq ( Somali),,
    Abdison21@hotmail.com
    Memories will last longer,,,

Leave a reply to nabiil Cancel reply