Secondary Section
![]()







This section receives a yearly number of students from intermediate education and passed the final examination.












![]()







This section receives a yearly number of students from intermediate education and passed the final examination.












September 1, 2008 at 6:07 pm |
waxaan aad iyo aad uugu faraxsanahay iskuulkii aan ku soo jiray ilaa weligay inuu meeshan fiican gaadhay masha’alah
September 14, 2008 at 5:11 pm |
waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay ardaydayadii oo nagala soo xidhiidhaysa dibadda.
waxaan kuugu mahad naqayaa sidaad u xasuusantahay dugsigii aad ku soo barbaartay.
igu salaan dhamaan qoyska ree yuusuf cabdi gaboobe.
September 26, 2008 at 3:58 pm |
Masha Alah This is a really huge step that Albraka schools made. I am really happy and at same time sad because i miss those early days Masha Alah keep up the fantastic work Albaraka.
September 26, 2008 at 3:59 pm |
I know some of these girls.
October 26, 2008 at 5:04 pm |
salaamu calaykum
waan idin salaamay dhamaantiin gaar ahaan hooyo oo aan uhayo wanaag badan dadaalkii ay ku bixin jirtay waxbarashadiinii.
Nuradin
November 2, 2008 at 2:41 pm |
اهلا وسهلا اتمنى لكم كل النجاح و الفوز
November 18, 2008 at 8:52 am |
Salaamun Alaikum, i can’t get enaugh words to express my feeling about the progress that the al-baraka schools made, the students, the school staff, the management, the parents and the whole society in Somaliland must be proud of this school.
we will be in touch soon.
November 18, 2008 at 11:46 am |
anigoo magacgu yahay husseimuhumad aw hassan oo dhiganjiray dugsigan waxan aminsanhay dugsiyda albraka inay nolshayda iyo tarikhdayda meel ka galeen adna waan ugu faraxay hormarka dugisgaygii gadhay waxaan halkan ka salmyaa dhamaan maclimintaydii oo ka mid ahayn macalin axmad dhere macalin faysal macalin mawliid dhamnatood aad ayaan u salmyaa mamulashaydii nuuradiin iyo axmad waxan kaloon salmyaa ardaydii aan wax isla baran jirnay oon aad ugu xisay waxnan leyahay dhamantiin aad ayaan idin salmyaa dadalkana wada wadankenu inaguu ina sugayaa inshalah.
December 7, 2008 at 8:13 am |
dhamaan ardayda dugsiyadda albaraka dhigta ama dhigan jiray meel kastoo ay joogaan waxaan idiin soo dirayaa salaanta ciida carafa taqabalalaalu minaa waminkum saalixal acmaal.
maamulaha guud ee dugsiyada
December 17, 2008 at 12:43 am |
aad iyo aad ayaan idiin soo salaamaya dhamaan macalimiinta albaraka wax ii ga dhigi jirtey iyo ardaydii aan la dhigan jiray maadama aan ahaa ardayd ka dhigan jirtey dugsiga albaraka .
macalin abdi nasir,mowliid,faysal ,ahmed dheere,cabdiraxmaan iyo dhaaman maamula yaasha albarka oo aan aad iyo aad idiinku mahad naqayo sida fiican ee wax naloogu dhigi jirteen.
hanan ahmed
December 17, 2008 at 6:22 pm |
waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan macalimiintaydii dhamaantood maadama aan ahaa ardayd ka dhigan jirtey dugsiga albarka ahaana ardaydii ka baxday fasalka 8aad 2007.
waxaan aad u salaamaya macalin cabdi nasir,mawliid,faysal,cabdi raxmaan,axmed dheere iyo dhaan mamlayaashba anigoo aad ugu faraxsan horo marka ay aadhey.
inshallah guul ayaan iddin rajaynayaa mana ilaabi doono sida fiican ee wax naloogu dhigi jiray.
salam.
hanan ahmed
December 21, 2008 at 2:32 pm |
hi doing people in the school i say that wonder at same time i remember the school i say when a make a web however now we make web wow good i guess the student albarka they was a get some places i mean gonna the school
bye and read message my name…………………. nowway…
February 2, 2009 at 1:22 pm |
I am so happy to read about all your messangers here! As a tutor for teacher training for Al Baraka Schools I am so happy! To be a part of this cooperation is exciting and developing for all!
Oue examples bild something big! Thank you for all activity in this blog and I look forward to read more!
Kindly regards from Emma tutor
March 10, 2009 at 6:15 pm |
oh my allah icant believe in iskuulkayagii maanta heer kan gaadhay walaahi macalimiinta noo dadaalaysa aad bay umahad sanyihiin sida mustafe(hangool) xasan(boss)oon runtii u aqoonsano xasan (biology)iyo waliba maclin mukhtaar macalin aad baan kuugu mahad naqayaa walaahi abaalkaaga ma gudi karno salaamu calaykum see you again
March 19, 2009 at 8:04 am |
well done
April 29, 2009 at 6:42 pm |
infact albaraka reached high position .iam greeting all the teachres students.waxaan salaamayaa saaxibaday xanaan axmed waa asma cabdi raxmaan nabad galyo
April 29, 2009 at 6:55 pm |
in the name of allah the most merciful first iam greeting all the teachers and the students really iam so surprise how our school made all that more effort and iam asked allah to keep our best school/east or west albaraka is the best
May 14, 2009 at 11:16 pm |
sc dhamaan waxa aan salamayaa maamulka albarka,ardayda soo booqota webs ka albaraka iyo ardayda kalaba dhamaantood.
anoo si kadiso ah ula kulmay oo ardaydiina wax ka garan wayay ardayad fasalada hoose ahaan jirtay maahaane abaayaday hanan ahmed kkkkkkk ayaan ula raagay inaan rayigayga ka soo dhiibto halkan sidaas ayaaan cudurdaar ka dhigtay, anooo ah arday ilaa kg sooo dhigan jiray dugsiga albaraka ilaa secondary waxaa halkan mahad aan la sooo koobi karin u marinayaa macalimiintaydiii dhamaantood meel kastay kala joogaan iyadoo la kala baahay anooo ugu horaysiinayo maamulayaasha>> ahmed dheere, nuuura diin,ahmed kaabo, naaasir,dugisiga hoose dhaxan>> faysal,ali wadaad, abdilaaahi barbaraaawi,macalin xasan qaybta sports ka qaabilsanaa,macalimada kg waxaan halkan ka salayaa iyana macalimad naciima iyo khayriya,kuwa dusiga sarana>>allaale,ahmed(macalinkii sxisaabta ee dhalinyarada ahaa), mukhtaaar lama soo koobi karo dhamaantiin waan idiin mahad naqayaa iyadoo anaan soo kooobi karin mahad naqiina hadana salaantu waa sad iyo in la is xasuustaa markaa waan idin soo salaamayaaa ilaa xad meelkastoo oo aad kala joogtaaanba.
anakoo insha allah markasta hadii alle noo daayo cimriga ku faaani dooona schoolkii iyo macalimiintii wax na soo bartay insha allah hadiii aan wax noqono kkkkkkkkkkkkkkkk si kastaaaba badane kkkkkkk
osman hadal ma daayo meel kasta uu aado iyo da’kastuu noqdee ma soo kooobi karo oo wali sidii uunbaaan u hadalbadanee.sc ayaan idinkaga tagay .
oi listen u guys ma frnds im gonna c u later insha alllah whr ever u r.
it’z me osman ahmed osman da hero of albaraka school innit? lol (i’m jockin) so dnt miss ma bout …….. >>>>>>>>> by
June 3, 2009 at 4:28 pm |
asalu calayka
waan ku salaamay cisman waxaanan kuu rajaynayaa guul.
June 17, 2009 at 2:06 pm |
dhamaan waxaan salaamayaa macalimiinta iyo maamulka iyo ardayda .gaar ahaan ardayda dibada u baxday ee aan na iloobin . waxaan leeyahay guulaysta waxbarashadiina halkaa ka wada .waa nad ku mahadsantihiin sidaad had iyo jeer u xasuusantihiin macalimiintiinii wax idiin dhigi jirtay.
June 18, 2009 at 5:59 am |
waxaan salaan qaali ah udirayaa dhamaan ardayda al-baraka ee dibadaha joogaa ee aan na iloobin ee had iyo jeer qalbiga nagu haya waad mahadsantihiin.
June 24, 2009 at 7:56 pm |
anigoo dhigta dugsiga albaraka garahaan dugsiga sare waxaan aad ugu faraxsanahay heerkan weyn ee uu gaadhay dugsigeenu taana waa ilaahay mahadii waxanan urajaynayaa guul iyo mustaqbal fiican , kasakow intaa waxan halkan kasalaamayaa barayaasha ku takhasusay cilmiga heerka sara ah waxaana mahad leh maamulaha dugsiga albaraka(nuuradiin yoonis) kaasoo inoo soo xulay macalimiintan aad tayadooda loo bogay oo kala ah mustafe(hangool),xasan(boss),cali,kayse.mukhtaar,maxamed(samriye),ahmed(french),abdirahman,khadra ismaciil………..aad & aad ayey umahadsanyihiin (congratulation)……….thank u my dear&best teachers………east or weast albaraka is the best
July 5, 2009 at 6:25 pm |
computer exam result for grade eigth :
1. moh’ed A/kariin Moh’ed —— 85%
2. Ibrahim Jibril Ahmed ——– 90%
3. A/rahman Ismail Ahmed —— 79%
4. A/fatah Moh’ed Nuur ——– 90%
5. Madar Hasan Aden ——- 50%
6. A/kariim Ali Yaasiin —— 80%
7. Adnaan A/rahman Mohed —- 65%
8.Ismail Moh’ud Muse —– 60%
9. Khalid Osman ——– 84%
10. Hamse Husein Abdi —– 65%
11. Fahad Farxan —– 70%
12. Sadam Ali Arab —– 79%
13. Deka A/rahman Nuur —— 82%
14. Ayan Husein Abdi —– 86%
15. Hoodo A/rahman Moh’ed —— 85%
16. Huda Ahmed Matan ——- 70%
17. Mushtaq Ali Moh’ed —– 75%
18. Hamda Hassan Ali —– 69%
19. Ifrah A/laahi Moh’ed —- 57%
20. Hodan A/rahman Nuur —— 74%
21. Nicima Moh’ed Aden —— 73%
22. Ashar Aden Jama ——- 45%
23. Ruqiya Ahmed Ismail —— 60%
24. Ifrah Muse Husien ——– 92%
25. Nacima Nasir Abdi —– 74%
26. Samsam Moh’ed Kahin —— 69%
27. Layla Ismail Omar —— 72%
28. Muna Moh’ud Nuur ——— 90%
29. Warda Salaan Omar ——– 87%
30. Asma Moh’ud A/laahi ——– 92%
31. Deka Qasin SH.Yuusuf ——- 82%
32. Rahma Ismail Ahmed —— 87%
33. Hafsa Moh’ed A/laahi ——– 90%
34. Filsan Husein Ahmed ——- 80%
35. Abdale Moh’ed Moh’ud —– 95%
36. A/rahman Moh’ud Jibril —— 69%
37. Hamse Hamud Hassan ——- 68%
38. A/malik Ali Aarre ——- 74%
39. Mustafe Moh’ed Ali ——- 75%
40. Yuusuf A/rahamn Nuur ——– 80%
41. Ahmed Yassin Arab —— 65%
42. A/qani Jama Aden ——- 66%
43. Ahmed Rashid A/laahi Ducale —– 68%
44. Moh’ed A/rahman Ismail ——-55%
45. Moh’ed Moh’ud A/laahi ——– 50%
46. Hamse Moh’ed Ismail ——– 80%
47. A/salan Ismail Aden ——- 60%
48. A/rahman Moh’ed Sahardiin —– 65%
49. Farhan Hassan Moh’ed ——— 80%
50. Ahmed Abdi Adani ——- 60%
51. Warsame Moh’ud Haji Warsame —– 78%
52. Ahmed A\laahi Moh’ed —– 55%
53. A/rahman Aden Jama —— 54%
54. Moh’ed A/rahman Osman —– 65%
July 10, 2009 at 7:33 am |
masha alah anigoo dhigan jiray dugsiga albaraka qaybtisa(dhexe )waxa aad ugu farax sanahay dugsi gayagii aan dhigan jiray heer ka uu gaadhay waxaan halkan kasalaamayaa mamulahayaga iyo macalimiin tayadadugsiga iyo ardayda albaraka fasalka 8aad waxa aad ugu farax sanahay heerka aynagaadhsiyeen iyo waxaan leeyahay wax bara shadiina hal kaa kawada
thank you for lessen
July 11, 2009 at 6:43 pm |
my name is abdirahmaan mohamed sahardiid
i am here becaus i whanto say good by to all my freinds becaus i just ended the class 8
and i am going to another school for my secondary school so good by to all
August 8, 2009 at 5:46 pm |
hellow my daer theachers we all ways like to stay our school but we dont
have time to loose please sorry forgive as please we will stay in touch and
contact by your student m
mmmmmaaaaadddddaaaarrrrrrr………………….
macalim waan ilaalin dooona sharafteena iyo tii schoolka maclin i wont
forget what you thougt me…….
August 11, 2009 at 9:13 am |
iam secondary student .iam student in al baraka schools in 11 yaers old and iam so happy for that.
August 18, 2009 at 3:21 pm |
really iam so lucky becouse i am student i al baraka i wish from allah that al-baraka is will be a hiegh school than before.
<>
ilaahay waxaan u rajaynayaa in ay gaadho <>
September 10, 2009 at 5:28 pm |
salaam qiimo badan ka dib anniga oo ka mid ah dufcaddi ugu horrysay ee ka qalin jabissa dugsiga sarre ee albaraka waxxan maanta halkan ka gaadhsiinayaa dhamaan maamulkayga , macalimiintayda mahadnaq aan la soo koobi karaynin maanta oo ah maalin niloshayda raad wayn kule farxada aan dareemayana aanan halkan ku soo koobi karynin…really i miss my primery and secondry school days..i woona 4get that days in my life.again thanks alot my dear teachers and i wish all best of luck…where ever i am i will be in touch………byeeeeeeee
September 20, 2009 at 9:40 am |
Ciid mubaarka dhamaanteen reer albaraka. macalimiin iyo ardayba
كل عام وانتم بخير
أعاده الله علينا وعليكم باليمن والبركات
October 1, 2009 at 7:29 pm |
runtii masaoo koo koobi karayo farxada aan hada ku suganahay anoo ah dafcada labaad ee sakandariga ka qalin jain doonta.
October 17, 2009 at 9:55 am |
in the most of allah an most merciful I am greet all teachers and student
today I want to talk about my school wallahi I am so suprise I didn.t say one day that albaraka will be the best school in the whole world …….
albarka is the best ……….
in the end …
October 17, 2009 at 9:58 am |
waxaan doonayaa inaan u mahad caliyi dhamaan macamalimiinta iyo
maamulka school ka albaraka gaarahaan MUSTAFE (HANGOOL)
THANK U FOR EVERY THING