Contacts
Address:-
West of MANSOR HOTEL or
South of BOQOLJIRE
FUEL-S5TATION
00-252-2-520678 telesom
00-252-6-303036 telcom
00-252-2-52317
E-mail:albaraka2000@hotmail.com
Address:-
West of MANSOR HOTEL or
South of BOQOLJIRE
FUEL-S5TATION
00-252-2-520678 telesom
00-252-6-303036 telcom
00-252-2-52317
E-mail:albaraka2000@hotmail.com
March 8, 2009 at 1:31 pm |
thank you my teacher noradiin for making web to our school
April 5, 2009 at 7:36 pm |
I am Jafar Muhumed, Seeking Nuradin Mohamed Yonis, please write me his email or if you now were he is please help me to communicate him, Jacfar80@hotmail.com
thank you
July 9, 2009 at 4:04 pm |
Slaamu caikum
Waan idin salaamya dhaamtiiba ,Maamulka ,Macalimiita, iyo ardayda dugsiyad albaraka, waa markii ugu horaysay ee aan waxa ku websiteenan , wanan idiku hambalyeynaya sida fiican ee aad u wada xidhaysaan gudo iyo debedba, Halkaan ka sii wada
Habalha albarak waxaan kula dar darmaya tuduc ka mid ah tixdii hadraawi ee sirta nolosha oo.kaga hadlayay wax barashada ama
aqoonta……
Sarajooga muuqaaga Sanqaroorka jaahaaga
Dahab iyo xariir saran Uma baahna saantaadu
Hadda silis ha xidhan maaha Luquntana ha sudhin mahaa
Waxan uga socdaa heedhe Marka aad sunuud hayso
Waxa suuq mug-weyn yaalla Ha la simin kitaab weeye
Heedhee Sahraay heedhe Marka haaddu socod deyso
Dhirta sare tukuu fuulo Gorayadu sanqadha reebto
Adna soonka xidho maaha Mugdi talada sii maaha
Berri iyo siday doonto Sug cadceedda maqan maaha
Saqda dhexe habeen soocan Gudcur simay adduunkeenna
Wax siraata noqo weeye
Heedhee Sahraay heedhe Saran seerka jiilaalka
Surbacaadka jaahweynta Sumal-haadka roob waaga
Iyo solanka daaduunka Cirka oo sabaad guurey
Dhulka oo huwadey siigo Iyo dogobbo soogsoogan
Marka beladu sooyaanto Saadaashu beenowdo
Saca nuguli kaa leexdo Adna sebenka raac maaha
Inan sabadu duugoobin Sayax iyo ugbaad waayin
Sudda iyo degaankaagu Surmi iyo harraad leeyan
Ama saacu guur-guurin Sohda ceelku dheeraannin
Adaa yeeli kara saasba.
Inmadana waxaan odhan isla tixda tudu ka mid ah
Saxariirka aafaadka Saxallada kal-meerkooda Sambabkuba col weeyaane Marka saymo loo iisho Ama soofku jaan qaado Ushu way sabooshaaye Ha ku dagan sidsidadkeeda Qalinkaa wax suureeya Kugu sima halkaad doonto Saaxiib kal furan weeye Sunto fara ku hayntiisa Weligaa ha sii deynin. Sisin iyo ku beer muufo Iyo laanta saytuunka Ku qotomi sungaan waarta Iyo nabadda seeskeeda Samo iyo ku doon heedhe Dunidiyo sinnaanteeda Ku dawee sawaaceenka Iyo siica daacuunka Ku burburi sarbaa mooska Iyo soohdimaa meersan Ku midee samuud raaca Midabada la sooc soocay Dadkan tobanka saamood leh
Labad tuduc eek u jiray mansadii Hadraawi waxay ka hadalyaan aqoonta
Waxaan u mahad celinayaa Emma and Xarbi sida quruxda badan ee ay u samayeen websikan
Sida iyo nabad gelyo.
Caawiye