Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Al-Baraka schools iyo Stockholm College waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Cabdirixmaan Adan oo ahaa waalid ardayad ka mid ah ardada grade 5 ee dugsiga Al-Baraka.
Waxaan illaahay uga baryeynaa in janadiisaa fardowsa ka waraabiyo, samir iyo imaana ka siiyo intii uu ka tagay.
Amiin
September 7, 2009 at 2:02 pm |
Muna Abshir Axmed
Sakhiya Saciid Sulub
Hoodo Maxamed Sabriye
Samda Mustafe Askar
Naciima Yuusuf Ducaale
Axlaam Khadar Maxamed
Mushtaaq Maxamuud Cabdi
Mumtaas Maxamuud Cabdi
Idil Xassan Muuse
Hana Dahir Cali Iidle
Ramla Axmed Nuur
Xafsa Cali Maxamuud
Iqbaal Cali Cumar
Nafiisa C/kariim Axmed
Amaani Axmed Muxumed
Nimco Maxamed Yuusuf
Nimco Maxamed Aw Cali
Aasiya Xasan C/laahi iyo Dhamaan ardayda fasalka 5B ee dugsiga Al-Baraka waxa ay tacsi u dirayaan Saabiriin C/raxmaan Aaadan oo uu aabaheed ku geeriyooday magaalada Hargeisa.
Waxaanay Illaahay uga baryayaan in uu jannadii Fardawsa ka waraabiyo intii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin….Aamiin…Aamiin